Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

A woman who loves her husband does not want to lose him in front of a woman

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

Qiso yaab badan, waa qisadii ninka naagtiisa garaacayay.

waxaa la sheegay nin ayaa xaaskiisa ku garaacayay ul.

waxaa soo maray asoo naagta garaacaya nin oday waayaarag ah.

wuxuu ku yiri usha xoolaha ayaa lagu garaacaa ee naagaha naag kale baa lagu garaacaa (wuxuu ka wadaa haddii naagtaada ay ku dhibto haweeney kale la guurso).

ninka ayaa yiri: ma fahmin hadalkaaga maxaad ka waddaa xaaska naag ayaa lagu garaacaa.

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay
Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

naagtii la garaacayay ayaa tiri odaygaan warkiisa ka bax ee dhammeystiro garaacitaanka aad i garaacayso.
murtida ayaa waxay tahay dumarka aad bay u neceb yihiin in lala guursado. wax kaste way oggolaanaysaa haddii ninkeeda naag kale aan la guursaneynin.

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay
Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

 

 

 

 

 

 

 

 

Dumarka falka ay aad uga baqaan

The story of the man who beat his wife.
it was reported that a man was beating his wife with a stick.
There passed by the woman beating an old man.
He said to them, “The cattle’s rod is beaten, and the women are beaten with another woman.”
The man said, “I don’t understand your words. Why do you take away the wife? A woman is beaten.”
The woman who was being beaten said, “Get out of the old man’s news, and finish the beating you are beating me.”
The point is that women hate to marry. She consents to all things, if her husband is not married to another woman.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More