Xildhibaanka la dilay Saqar Ibraahim daawo dardaarankiisa

Waxaa ku jiray dadka lagu dilay weerarka magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Saqar Ibraahim  , sidoo kale wuxuu ahaa Xildhibaan, Ilaahay ha u naxariisto.

Xildhibaanka la dilay Saqar Ibraahim daawo dardaarankiisa
Xildhibaanka la dilay Saqar Ibraahim daawo dardaarankiisa

Saqar wuxuu wax ka bartay dalka Masar, wuxuu ku biiray siyaayadda soomaaliya.

waxaa la sheegay inuu khudbad kajeediyay baarlamaanka 19ka bishan  daawo qayb ka mid ahkhudbaddaas.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More