Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Su’aasha:

Asc walahaha waxaan hada kohor ku riyooday
Anoo meel guryo sara ka dhisanyahiin jooga ayaan arkay ido ama laxo buurbuuran oo meel xoogaa ii jirta daaqaya waxaan ku sii ordayay ay dhowr xaba ah waxàna lahaaa waa idiihii nabi muxamad (SCW)ee ayda aan ka abad baadiyo aadna waan u orday aydiina waan dhaafay waana soo bad baadiyay ayadiina waan cayriyay intaan idaha soo waday waxa ila wada hadlayay alabada la xooray ee malaha yaala waxayna igu lahaayeen iqaad qoraxadaa lay dhigay i dishaye waana qaadayay alaabadu waxay ahaayeen ilahad lay baaf ka dharka lagu dhaqdo oo dhamaday iyo haamaha ay reer miyigu dhansadan kildhi shaax waana qadayay meel hoosa ayana dhigayay wll iisoo fasir haday khayr iitahay.

Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya
Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad qabsan doonto sunnada nabiga (SCW) oo aad diinta ku dadaali doonto oo aad dadka muslinka wax u qaban doonto oo aad samafal badan samayn doonto, riyada waa riyo wanaagsan oo bishaaro ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More