Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام

Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام

Riyada:

Wiil aan aabo u ahay oo quraanka kariimka
Xifdisan oo culuumta quraanka barta
Ayaa ku riyooday
Nin aad u qurux baadan oo khamiis cad xidhan
Oo kabcada kula kulmay wuxu weydiiyey magacaa wuxu ku dhahay cali baa lay dhahaa
Ee adigu kumaad ahayd wuxu ugu jawaabey
Waxan ahay rasuulkii ilaahay ee muxamad
Waan ku saliyey buu dhahay markii aan ku saliyey
Wuxu gacantiisa midig iga saaray garabka midig oo wuxu igu dhahay waad wanaagsan tahay
Waadna igu saliday ee waan kuu ducaynayaa

Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام
Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام

Fasirka:

Riyada waa caddahay waana xaq, qofkii rasuulka (SCW) riyo ku arko waa qof nasiib leh, inshaa Allaah wiilkaas meel sare ayuu ka gaarayaa diinta iyo dacwada islaamka waa riyo bishaaro ah oona xaq ah.

 

 

Fasirka riyada Nabiyaasha

 

Riyo nabi Muxammad (SCW) oo nin mushrik dhulka ku dhufanaya

 

The dream is clear and true, whoever sees the Messenger of Allah in a dream is a fortunate person, in the hope of Allah that boy will reach a high place in the religion and the cause of Islam is a dream of good news and truth.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More