Dabciga mu’minka iyo caayda iyo aflagaadada

Qofka mu’minka ma aha qof dadka duraya oo caayaya ama aflagaadeyanaya.

Afaxaar ma aha waa qof mar kaste garsoor ah oo hadalkiisu miisaaman yahay.

Rag iyo dumar ha ahaadee.

Dabciga mu'minka iyo caayda iyo aflagaadada
Dabciga mu’minka iyo caayda iyo aflagaadada

Muslinka taas diinta ayaa fartay marka qofka waxaa laga rabaa inuu raaco fariimaha diinta.

Xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya sifada muslinka xagga la dhaqanka dadka iyo hadalka.

Nabiga (SCW) wuxuu yiri:

(لَيْسَ المُؤْمِنُ بِالطَّعَّانِ وَلَا اللَّعَّانِ وَلَا الفَاحِشِ وَلَا البَذِيءِ)

(Mu’minka ma aha mid durid badan ama lacnad badan ama xun ama afxun). Xadiiskan wuxuu tilmaamayaa qofka muslinka inuusan dabci u lahayn afxaarnimo ama lacnad wiil iyo gabarba yar iyo weynba.

 

Fasirka xadiiska dumarka caqliyarida iyo diin yarida ku tilmaamay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More