Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali

Applying for the profession of an Imam in Qatar

Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali

Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali hadda
Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali hadda

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha islaamka ee dalka Qatar ayaa usoo bandhigtay dadka  shaqo imaamnimo ama khadiibnimo iyo mu’ddinimo iyo qofka dadka ku daaweeya ruqyada, dalka qadar wuxuu ka mid yahay dalalka hantida leh.

Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali
Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali

أهم الشروط التي يجب أن تتوفر في المتقدم للوظيفة :

1- أن يكون مسلما ، يجيد اللغة العربية
2 – أن تكون معتقداته صحيحة وموثوقة
3- ألا تقل سنه عن 20 سنة ولا تزيد عن 45 سنة
4- أن يحفظ القرآن ويحسنه تلاوته ، وأن يعرف التجويد وله صوت جميل.
5- أن يعرف فقه العبادة
6- أن يقومك بتعبئة الاستمارة
7- أن يكون لديك جواز سفر غير منتهي الصلاحية

Shuruudaha ugu muhimsan qofka shaqada la siinayo waa kuwan:

1- inuu muslin yahay oo uu garanayo afka carabiga
2- inuu yahay qof caqiidadiisa ay sax tahay oo diin iyo amaano leh
3- inuusan ka yareyn 20 sano sidoo kale inuusan ka weyneyn 45 sano
4- inuu Quraanka xafidsan yahay riwaayada xafsana ay tahay qiraa’adiisa, sidoo kale inuu tajwiidka garanayo cod qurux badanna leeyahay
5- inuu garanayo fiqiga cibaadaadka

6- inuu foomka soo buuxiyo
7- inuu baasaboor haysto oo aan dhicin

 

Foomka halkaan ayaad ka galaysaa:

 

https://www.islam.gov.qa/ImamExamination

 

Nin qabyaalad lacag badan ka sameeyay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More