Riyada anoo madax ah oo aad la ii ilaalinayo

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MADAX NOQDAY 4 GAADHI OO LANDCRUISER AH OO WADA MADOW OO ISKU MID AH INTAAN FUULAY
INTAN JIDKA KU JIRAY AAD LA II ILAALINAYO SIDA MADAXWAYNAYAASHA BABUURTA ISKU MIDKA AH LAGU QAADO
ANA AAD BAN U FARAXSANAA
WAXAANA DADKA ILAALADA KA MID AHAA WIIL AAN ADEERO U AHAY
ALLAH MAHADLEH

Riyada anoo madax ah oo aad la ii ilaalinayo
Riyada anoo madax ah oo aad la ii ilaalinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in mas’uul aad meel weyn ka noqon doonto oo aad heli doonto magac iyo muuno taasoo oo kaa dhigayso qof muhiim ah oo u baahan in la ilaaliyo, guud ahaan riyada waxay la mid tahay riyooyin badan aan kuu fasiray oo tilmaamaysa mustaqbal aad u fiican inaad heli doonto hanti iyo magac iyo awood.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More