Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Su’aasha:

Asc aad ayaan idin salamaya waxa aan rabay in la ii fasiro gabar aan aqoon aad ah u leeyahay ayaan ku riyooday iyada oo aqal dariska ah oo aroos ah joogta ka dib waan u imi taleefankyga ayey iga qaaday marka aan u dhiibay gacmaheeda ayaan eegay (fiiriyay) aad ayey u jaraynaysay (gariiraysay) gabartaas isbuucii hadanan ku riyon dhow jeer imaba aha walow aan waxba ka xasuusan riyadii hore lkn badanka waan ku riyooda gabdhaas aadna waxaan ugu mhd celinaya pagekan oo wax tar wyn u leh umada somaliyeed tnks.

Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan
Riyada gabar taleefanka iga qaadatay iyadoo gacmaha gariirayaan

Jawaabta:

Kusoo dhowoow bogga Daruur sii share gareey si dad badan ay usoo weydiisataan su’aalahooda, riyada waxay tilmaamaysaa in gabadhaas mustaqbalka wax ididin dhex mari doono guur ama xidid ama wax kale sidoo kale waxay tilmaamaysaa inay wax kaa rabto oo aysan kuu sheegan karin oo ay kaa cabsanayso gacamaha jareynaya ayaa laga fahmayaa inay cabsi iyo xishood jiraan.

 

Welcome to the cloud page so that more people can ask their questions, the dream indicates that in the future that girl will have something to do with marriage or roots or something else also indicates that she wants something from you that she cannot tell you and is afraid of cutting your hands it is understood that there is fear and shame.

Fasirka riyada adoo gabar biyo weyso ku siinayso

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More