Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko

Su’aasha:

asc walal waxanku riyooday anoo gurigayga joogo ilmaheygana ku dhex jiro oo aan daqada ka arkayo bada oo aad u kacsan hirka badana uu daqada gurigeyga soo garayo lkn biyaha ima soo galayan aniga aan aad u cabsanayo

Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko
Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko

Jawaabta:

Hirka badda marka la arko asoon ku soo gaarin wuxuu tilmaamayaa isbaddal weyn inuu noloshaada lasoo gudbaanaanayo, kaasoo noqon kara safar inaad meel kale aaddo ama xaaladda bulsho ay isbadasho, waxaa kaloo noqon karaa arrimo cusub inay kula soo gudboonaanayaan.

taas waa marka uu yahay hilka mid fudud, laakin marka aad uu u daran yahay ma fiicna waxaa laga yaabaa inuu tilmaamayo dhibaato weyn inay kulasoo gudboonaanayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More