Riyada Dagaalka muslin iyo gaalo dhex marayo

Su’aasha:

Asc bahda daruur wa idin salamay wabka wan ku cusbahay waxan rabay ina riyo ifasirtan waxan ahay xaas hal cunug haysata waxan ku riyoday laba Mar riyo jihaad ku saabsan
Waxan ehen rag iyo dumar badan waxana jognay bada banankeda dumarkena waxan xirnneen dhar aad u asturan oo wada madow xita gacmehena lama arken ragane qamiisyo iyo cimaamado Mar kliya aya bada waxa ka so muuqday maraakib nin aya waxa u dhahay wa kuwanaa cadawgii ee gala bada ragii bada ayey wada galeen marakibta ayey ku ordeen anaga dumarka hub ma wadano lkn raga aya daba soconay dagalki aya cuslaaday ragi an LA soconay walaga adkaaday dadkii ad ayey iskugu dhaxyacen cadawgii aya naso dhax galay aniga waxan isku qari miis hostiis waxasa arkay qori legu qabtay waxan ku dhawaaqayay yarayo carabi ah on lahaa انا مسلمة on ku celcelinayay so bax ayey idhehen laba nin waye direska cidanka ayey waten waley waday xero weyn oo guryo burbursan ku yaleen dadna jogeen aya ley geyay dadka ma aqoon lkn waxa ay lahen anago jihaad ku jiro aya nala so qafaashay rag iyo dumar wey lahayeen aniga ad ayan u cabsanayay waxana lahaa inan meshan ka boxo aya rabaa nin aya I dhahay dadkii sanad ka hor LA keenay aya joogo ilahey faraj hano furo ee gabadhaas LA dag mesha wa mel rafaad yalo cunto an ficnen aya lo kenaa dadka tan wa mida kobaad mida labaad wa iska dagaalka lkn tan cadawga diyaarado ayey wateen anaga oo mel jogno dumarkena nin aya no imaaday waxa u Na siiyay kaarka ku hadlka wuxu dhahay xalada wey xun thy rag aya nala dhawacay ee qof wlba waalidkisa ha Waco hana u sheego xlka aniga hoyadeey aya wacay ano dhahayo hoyo hale cafiyo aya indhaha kala furay waxan u arkayay si dhan ah camal marka wll ISO fisir waxan islyhy macno bdn aya ku jiro ISO faafahi waxyaabahan niyada kuma haynin marka sexanayay iga rali noqdo madama qoralka an dhereyay.

Riyada Dagaalka muslin iyo gaalo dhex marayo
Riyada Dagaalka muslin iyo gaalo dhex marayo

Jawaabta:

WCS walaal waa lagaa qaaday kusoo dhowoow webka Daruur.

Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ka gudbi doonto dhibaatooyinka iyo walwalka nolosha, sidoo kale inaad heli doonto deganaan rafaad kaddib, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa inaad tahay qof wanaagsan oo diinta qabsan doonto oo Alle ka baqayso nolosheeda oo dhan, sidoo kale ilmaheeda tarbiyo fiican siinayso reerkeedana ilaalsan doonto, riyada waa riyo bishaaro ah oo aad u fiican, ha u malaynin inay tahay riyo wadata dagaal dhab ah oo dil iyo qafaal wato.

تدل رؤية الاختصام والشجار في الحلم على التعاسة وحدوث خصام يليه مهاترات كلامية حادة.

أما بالنسبة لفتاة فإن هذا الحلم ينبئ بوقوع أحداث هامة تحمل معا آثاراً سيئة.

وبالنسبة للمرأة المتزوجة فإن ذلك ينبئ بافتراقها عن زوجها أو باستمرار الخصام والشجار بينهما.

إذا سمعت آخين يتخاصمون فإن ذلك يدل على تجارة خاسرة وأعمال غير موفقة.
تدل رؤية مشاجرة في الحلم على الحظ السيئ والخسارة في العمل وحياة غير سعيدة

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More