Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo

Su’aasha:

Asc wwb dhamaan waad salaaman tihiin
waxaan rabey in la ii fasiro riyadan”markaan qaan gaarey laga soo bilaabo habeenkii markaan seexdo oo waqti dambe aan soo kaco ama dhafar aan ku gaaro waxaan maqlaa cunug yer oo oynaya , marka dadka i ag jiifa aan soo kiciyo oon weydiiyana waxay i leeyihiin wax ma maqalno inkastoo bilahan aanan arag”mudo sanado badan ahna arintan waan isku arkaayey mar aan dhiganayey dugsiga sarena macalinka tarbiyadaan weydiiyey waxbana imuusan sheegin qur’aan uu ii qorey akhriyuu i dhahay markaad seexaneyso .

Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo
Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo

Jawaabta:

Codka sakhda dhexe la maqlo oo ah oohinta caruurta u eg labo midkood ayuu noqon karaa.

1- Cod jin oo adiga kaliya maqlaysid oo jinka kuugu talaggalay inuu kugu dhibo ama sixir dartii loosoo diray jinkaas, sixirka waxay u badan tahay aduu kugu wajahan yahay.

2- Codka inuu yahay mid maskaxdaada kaliya aad ka samaysanayso oo male ah aan dhab ahayn  cabsi iyo fikir awgood.

Waxaa lagaa rabaa inaad Alle xusto oo aad quraan akhrisato oo aad ducooyin la timaado.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More