Riyada Sambuus lagu cunaayo maqaayadda

Su’aasha:

Walaal saakay salaadii subax ka dib markaan hurdada ku noqsaday waxaan ku riyooday anoo meel maqaayad ah, sambuus ku cunaayo waxaan cunay 3xabo oo sambuus ah iyo xabad macshara ah, markaasaa nin i ak fadhiyay xabad ka mida sambuuskii uu ila cunay markaasaa lacagta sambuuska markaan qiimeynay 11,000sh.So ayay noqotay anna lacag baan heystay waxaan damaaciyay inaan kuwa kale iibsado maadaama uu sambuusku ila macaanaa.

Wll riyadaas maxay ku furmi kartaa.

Riyada Sambuus lagu cunaayo maqaayadda
Riyada Sambuus lagu cunaayo maqaayadda

Jawaabta:

Riyadadaada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto lacag badan waliba qaab fiican ayay kugu soo galaysaa lacagtaa.
Guud ahaan qofka marka uu arko asoo cunaya cunto macaan uu ka helay waxaa lagu fasiraa lacag, marka waxaa laga yaabaa lacagtaas inaad ku hesho qaab wanaagsan oo qiime ku dhisan waliba dadka kuu dhow ayaad wax ka siin doontaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More