Waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayo

Su’aasha:

Asc Wll waxaan doonaya inaad ii fasirtid riyo aan ku riyooday oo dhowr jeer igu soo noqnoqotay waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayo oo sakaradaya macnaha naftu iga gurmayso hadana nool xataa garan maayo cida igusoo daraysa.

Waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayo
Waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayoSUN

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inuu kuu soo dhow yahay laakin arrin halis ah inaad faraha kula jirto,  sun marka riyada lagu arko waxay tusinaysaa meesha inay halis jirto oo arrin naftaada kusoo wajahan laakin isla riyada waad ka badbaadaysaa sunta aad cuntay marka waxay tilmaamaysaa riyada in Ilaahay kaa badbaadin doono arrin halis ah, sidoo kale sunta waxaa lagu fasiraa arrin kaa qarsoon oo dhib wadata, si kaste ha ahaatee ku dadaal quraanka iyo salaadda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More