Riyada qalab masaajidka lagu ilaawayo

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin ilaahay ha idin xafido Allah macak

SHANDAD UU IIGU JIRO QALAB CAAFIMAD OON HAYSTO AYAA…..
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA XAGA HORE EE IMAMKA U DHAW KU ILAAWAY SHANDAD AY KU JIRAAN QALAB CAAFIMAD OON LEEYAHAY
KABACDI WAXAAN FILAYAA HABEEN INTAN KU ILAAWAY AYAAN AROORTII QAATAY DADBAA MARKAN SOO LAABTAY II SHEEGAY INAAN SHANDADANI ILAAWAY ANOO SOO DOONTAY
MARKAN SOO QAATAY AYAA ODAY AAN JAAR NAHAY OON LA KULMAY ISNA II SHEEGAY SHANDADII AYAAD MASAAJIDKA KAGA TAGTAY
WAXAAN KU IDHI WAAN SOO QAATAY
IYAGOO DADKU IXTRAM OO MUUJINAYAY
ALLAH MAHADLEH

Riyada qalab masaajidka lagu ilaawayo
Riyada qalab masaajidka lagu ilaawayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu badan doono mashquulkaaga, inaad si daran u mashquuli doonto muddo yar kaddib  wax fiican ayaad ku mashquuli doontaa oo xiriir la leh masjidka iyo diinta iyo khayrka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More