Xarafka (B) goorta aan lagu dhawaaqin afka English

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay waxyaabo loo baahan yahay inuu ogaado qofka raba inuu si fiican u barto.

Waxaa jira xarfo aan lagu dhawaaqin marka ay la kulmaan xarfo kale.

Waxaa ka mid ah xarafka (B) laguma dhawaaqo marka uu ka dambeeyo xarafka (M).

Sidoo kale xarafka (B) marka uu ka horreeyo xarafka (T)

Tusaale waxaa u ah ereyada aan halkan kugu soo ururinay oo kuu caddeyna qaacidada qraalka English -ka:

Xarafka (B) goorta aan lagu dhawaaqin afka English
Xarafka (B) goorta aan lagu dhawaaqin afka English

English

Arabic

Somali

climbing

التسلق

fuulid

thumb

الإبهام

suul

crumb

كسرة خبز

gabar muufo

plumber

سباك

Tubbiiste

numb

خدَر

kabaabyo

lamb

لحم الضأن

hilib ide

climb

يتسلق

fuulaya

doubt

شك

shaki

comb

مشط

shanlo

bomb

قنبلة

bambo

debt

دَين

deyn

Qoraalka afka ingiriiska wuxuu ka  mid yahay waxyaalaha u baahan in si fiican loo eego, wuxuu u baahan yahay xifdin, waxaad arkaysaa xarfo qaar oo meesha laga saarayo marka ay la kulmaan xarfo mucayan ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More