Kaadida shahwada oo kale iyadoo iga baxayaan ayaan ku riyooday

Su’aasha:

Walaal waxaan ku riyooday anoo musqusha ku kaadinaayo hadana kaadideyda ay tahay sidii shahwada oo kale, riyadaas oo kale maxaa lagu fisiriaa.

Kaadida shahwada oo kale iyadoo iga baxayaan ayaan ku riyooday
Kaadida shahwada oo kale iyadoo iga baxayaan ayaan ku riyooday

Jawaabta:

Waxa kasoo baxay oo kaadida aad ku tilmaamntaya oo shahwada ninka u eg wuxuu tilaamayaa inaad heli doonto hanti badan iyo ubad badan.
Kaadida markay qaabkan tahay waa lacag iyo caruur taas macnaheeda ah qof dhalmo badan inaad noqon doonto.

isla riyadan oo kale ayaan ka jwaabnay halkaan ayaad ka eego kartaa.

Riyada kaadida qaabka biyaha shahwada leh

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More