Riyo wiil aan wada socono ba waxaa u timid gabar uu yaqan lakiin aniga aqoon

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyoodey xalay wiil aan wada socono anago isla joogna baa gabar aan aqoon oo isagu yaqaan u timid wuxu ku yiri gabadha la fariiso marabo in ay ka hinaasto qalbigayga buu ilaalinayay ee noo fasira riyadan walalayaal.

Riyo wiil aan wada socono ba waxaa u timid gabar uu yaqan lakiin aniga aqoon
Riyo wiil aan wada socono ba waxaa u timid gabar uu yaqan lakiin aniga aqoon

Jawaabta:

Riyada waxaa laga fahmayaa in gabar ay jirto oo raadsanayso ninka adiga aad la socoto oo ay qalbiga ku hayso isagana iyada dan kama laha waxayna isku dayaysaa inay saameyso oo ay kaa qaadato ninkaas oo marka iyada guursado.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More