Waxan riyo ku arkay walaalkey oo naag galmo la sameynaya

Su’aasha:

Sxb waxaan xaley ku riyooday walaalkey iga weyn oo naag musqusha la galaya ka dibna dibada kula galmoonayo anna aan caadi ugu jeedo markaas baa naagtii saxarootay anigana waan sii eegaya ka dib waa uu ku biyo baxay anigana waan kacsaday isla riyada dhexdeeda ayaa ku biyo baxay markaas baa meel kasta waxaa daad sanaa shahwadii wllky markaas baan xubinkaygii intaan taabtay baan ku arkay biyo adag oo sidii shahwada oo kale ka dib isla riyada dhexdeeda ayaan ka qowmameynayaa inay indhahaygu qabteen naagtan uu wllky la galmooday isagana igama shiixaayo shaqadiisa ayuu sidii ku dhameystay waaba la yaabay riyadaas maxaa lagu fasiri karaa

Waxan riyo ku arkay walaalkey oo naag galmo la sameynaya
Waxan riyo ku arkay walaalkey oo naag galmo la sameynaya

Jawaabta:

Riyadaas haddii adiga aadan isku junuubin waxaa lagu fasiraa walaalkaaga naagtaas ayuu ixsaan u samaynayaa ama wax buu siinayaa guud ahaanfaa’ido ayay ka heli doontaa, isagana wuu ka faa’idaa, waa haddii ay tahay naagta mid ay isgaranayaan, haddii ay tahay naag uusan garanaynin isagaa helaya wax fiican uu ku farxo.

Haddii aad isku junuubtay markaad soo kacday aad aragtay qoyaan riyada tafsiir ma laha waa riyo shaydaan ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More