Riyada Farta jabsan waa maxay

Su’aasha:

Asc:
Riyada waxaan ku arkay walalkey iga yar oo fartiisa jabsan waliba faraha dhexe mid kamid ah ayaa kajabsaneed oo isbitaal asigoo loosiwada igu danbeysay

Riyada Farta jabsan waa maxay
Riyada Farta jabsan waa maxay

Jawaabta:

Riyada jabitaanka farta guud ahaan waxay tilmaamaysaa qofka inay arrimo ka hallaabayaan, waliba arrimo la xiriira qaraabadiisa walaalaha ama faraca awoowaha, sidoo kale farta jabsan waxay tilmaami kartaa murugo qofka lasoo gudboonaanaya, iyo niyadjab, marka Ilaahay haka dhigo khayr.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More