Waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira waxana janadda igula jiray xaaskeyga iyo cunugeyga haddana janada ku arkay inan ka dagana guri qasri oo weyn aad u qurux badan.

Waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira
Waxan ku riyooday anoo dhintay haddana janada ku jira

Jawaabta:

Riyada qofka hadduu arko asoo dhintay kuma furanto dhimasho dhab ah, waxay noqon kartaa inuu ka nasan doono dhibka haysta sidoo kale inuu nolol fiican heli doono, waxaa kaloo ay noqon kartaa digniin taasna waxaa sabab u noqon karta inuu ku mushuulay adduunyada.
Marka riyada waxaa laga fahmayaa inay noloshaada isbaddali doonto aadna heli doonto waxyaabo badan oo fiican.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More