Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata

Su’aasha:

Riyada roobka aad ka u daran oo guriga oo dhan biyo ka dhigya markaas wuxuu wataa gugac iyo hilaac daran wuxuu iftiiminayaa xaafadda oo dhan dadka dhan way carayaan waxay ka baqayaan daadka roobka ka dhashay wuxuuna wataa dabeyl daran sida duufaanta oo kale riyadaas fasirkeeda muxuu noqon karaa.

Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata
Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa mashaakil badan oo meesha lasoo gudboonaanaya sida fitnooyin dagaallo dhibaato badan, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dhibaato la xiriirta noloshaada dhaqaale ama wax kale marka waa riyo digniin ah.

Waayo isbaddalada ka iimaanaya jawiga waxay astaan u yihiin isbaddala dhulka oo la xiriira nolosha dadka.
Guud ahaan dabeysha iyo roobabka waa wax meel fog tilmaamaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More