Waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.

Su’aasha:

ASC waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.

Waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.
Waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.

Jawaabta:

Riyada huwashada bustaha waa guur soo dhow maxaayeelay guurka wuxuu kuu keenaan dugaal waana asturaad waliba guur oo nimco badan wata ayuu noqonayaa inshaa Allaah.

Socodkana waa shaqada aad ku jirto iyo dadaalka weyn aad hayso.

Guud ahaan riyada waa riyo khayr badan wadata waliba waxaa laga dareemayaa badbaado, maxaayeelay qofka marka uu isku daboolo buste ama kubeerto waxay ka reebaysaa wixii dhib u keeni kara oo dhan sida dhaxanta iyo cayayaanka iyo dhamaan dhibaatada laga yaabo inay nooleyaasha ay kasoo gaarto.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More