Riyada qof aad sugeyso oo kaa tagayo

Su’aasha:

asc walal marka hore ilah baa mahad leh oo i wafajiyay inan ani iyo ehelkeyga meshan kuso gudbino riyoyinkena kdbna aan xaqiiqdona aragno alh marka xigta qofka waqtigiisa na sisay nona faideyay walal mahadsanid …… walal waxan ku riyooda ninkeyga oo labisan xirana isku joog bluug oo na rabo inuu abihiis aado marki lagaaro xiligii balanta ayu ninkeyga musqusha galaya kdb telfoonkisa aan waxan ku arkaya dhow misses call oo abihis ah markan dhiniciisa usoo dhaqaqo waxan arkay ninki oo dhulka jiifa daba gabna xiran waxan ku wargelinaya intuu dhulka jifay inuu abihis so wacay hoosna tagna marku heli wayana uu abihi ka tagay ….

Riyada qof aad sugeyso oo kaa tagayo
Riyada qof aad sugeyso oo kaa tagayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkan inuu aabbihiisa uusan kula dhaqmin sidii la rabay, marka waxaa ku habboon inuu fiiro gaar u lahaado, taasna waxaa laga fahmayaa inuusan haleelin aabaha taleefankiisana uu qaban waayay, marka waariyo baraarujin ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More