Fasirka riyada madaxa lo’da la gowracay

Su’aasha:

Asc wadayow waxaan riyo ku arkay madax lo’  aan rabayna inaan qof siiyo, balse aan waayay qofkaas madaxa lo’dana waa yara cayilnaa, madoobaana neef markas la qalay madaxiisa ayuu lahaa, balse ma arkin qalida bal wadayow ii sheeg bal micnaha waadna mahadsan tahay.

Fasirka riyada madaxa lo'da
Fasirka riyada madaxa lo’da

Jawaabta:

Lo’da guud ahaan waxay tilmaamaysaa sanadaha kusoo food saaran abaar iyo aaranba waxa ay yihiin, lo’da cayilan waxaa lagu fasiraa barwaaqo iyo aaran iyo hanti barako leh, qofka arko lo’ la qalay oo dhiiggeeda dhulka ku daadanaya walwalka iyo murugta ayaa ka tagaysto wuxuu galaayaa xaalad farxad iyo wanaag.

 

riyadan si gaara ahaan waxay u tilmaamaysaa inaad yeelan daanto hanti badan laakin qofka aad rabto inaad siido haantidaas ma heli doontid.

 

Riyada qof sac loo dhiibanayo kadib ka fakanayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More