Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayo

Riyada:

Asc bahda daruuro wll waxan xalay kuriyooday nin wasiira oon isku cidnahay oo xilkii laga qaaday gabar aan aqaano loo dhiibay anina aan lajoogo gabdha oo xafiisk guti fadhiyaalo oo xafiiska ayaan fadhinay a ana aan shaqaalo xafiiska kamid noqday oon guri karaadsanoyo meel aan isleeyahay waa meel ay wasiiradu dagaan oo amaana waxaana arkay dad ay waa hore usugu kaana danbaysay markaan guriga raadinayay.

Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayo
Riyada wasiir xilka laga qaadayo gabar aan aqaano loo dhiibayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto arrin aad ku faraxdo oo kaasoo gaari doonto meel sare, riyada waxaa kaloo ay xambaarsan tahay in noloshaada isbadal weyn lasoo guudboonaan doono oo lama filaan ah, guud ahaan riyada waa riyo fiican.

Inta badan qofkii arko wasiir waxaa lagu fasiraa inuu jago ama magac heli doono, sidoo kale inuu heli doonto arsaaq iyo nolol fiican, marka naagtaas oo laga dhigayo wasiir oo la galinayo booska wasiirka qaraabada aad tihiin adigana aad xafiiskeda aad fadhiso waa isbadalka noloshaada guud ahaan oona aad ku farxi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More