Riyada nin igu leh lacagta aan kugu guursan lahaa waan soo helay

Su’aasha:

asc wll waxa ifasirtn riyadan waxn ku riyodey nin leh lacagti ama hantidi kugu guursanlaha wan so helay inan ku gursadan rba kadib sual ayn weydiyey ku idhi ma guur unbad doneysey mise jaceyl ad iqabto igursanysa kadib igu jawaby haa guur unban raby ana wan iska tagay kadib iga daba imi wiil hore xidhidh ulheyn se hada walaltinimo badhextl bu aha Wll saidbn u riyodaa wan khalkhaly kuwo digniina kuwo farxada ayey noqdn fasirkodu wax dhacy oo muqda ma arag riyoyinka inan iskadayo doona se ano fasirkeda radinayo ayn arkaaa.

Riyada nin igu leh lacagta aan kugu guursan lahaa waan soo helay
Riyada nin igu leh lacagta aan kugu guursan lahaa waan soo helay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa baahida aad guurka u qabto haddaad gabar tahay haddii aad tahay xaas waxaad uga baahan tahay ninkaaga inuu jacayl kula jilo oo baahi dhinaca jacaylka ayaa ku haysa.

Riyada badan waxay u noqonaysaa shaqada maskaxda iyo fikirka aad ka fikirayso  inta badan, sidoo kale dadka qaar riyada aad bay u arkaan midda fiican xagga Alle ayay ka imaanaysaa midda xunna xagga shaydaanka.

Riyada qaar waa nafta waxa ay qarsato oo ay ku sheekaysato ayay ku riyootaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More