Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyoodey aniga oo wabi gadaashiisa jooga dhulka dhan wada biyo ah wabiga waxaa ag joogey wiil yar kadib yixaas ayaa qabsadey anigane aad ayaan unaxsanaa biyaha meel aan uga gudbo malaheen markuu yixaaski wiilki yaraa cuney ayaan is dhahay biyaha dhax mar ka dib waan soo dhax marey aniga iyo wiilal kale kadib xaafado badan ayaan lug kusoo marney waxaan soo gaarney jidcade mootooyin maraan kadib mooto ayaan waxaan kusoo raacney 2.5$ riyadaas maxaa lagu fasirikaraa walaal.

Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa
Riyada yaxaas ilmo yar cunay webiga dhexdiisa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin dhib leh iyo mashaakil iyo xumaan waxaa laga yaabaa digniin inay tahay marka wixa xun iska ilaal, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa kalsoonida inay kaa lumi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More