Riyo dahab la iga xadayo

Su’aasha:

Asc ramadan kareem wxn ku riyooday xili guriga dad ehelka ah buxan aa roob imanyo roobki aa ani keligee ku qawesana dadki oo dhana waa fadhiyan marku robki dhamado waxa soo ag fariisana mamo wexey i leedahay maxa dahabkan wa weyn kuu xiray ano firin dahabki a waxan dhaha cadi waye waaxan soo adaya qolka markan miyarada hor istago wxn arkaya in dahabka ii xiran usa keygi aheyn dhagaha katinka iyo farantigaba marka sii fiiriiyo waxan arkaya in dahab usan aheyn waxa ii xiran uu bulkati yahay waxa usoo cararaya dhanki armajada dahabki kuma jiro iyo weliba mobel iphone ah aad baan u naxaya sababtonah dahabka markiisi hore aniga malaheyn tabal buu aha inan baan kasoo qaday.

Riyo dahab la iga xadayo
Riyo dahab la iga xadayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in wax gaar aad heli doonto oo aysan dadka kale heli doonin, laakin kalsooni darro iyo murugo ayaa kugusoo food leh iyo  waxaa kaloo riyada laga fahmayaa qof inuu been kuu sheegi doono oo aad gadaal ka ogaan doonto beentaas, sidoo kale khasaaro ayay riyada tilmaamaysaa Ilaahay sharteeda hakaa ilaaliyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More