Riyada luulka cagaaran anoo dhagax kasoo fujinaya

Riyada:

Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigoo meel Dhaqaxan Dahab ah dhagaxan waawayn oo dahab ah waxan arkay dhagax yar oo madow waxa Ku dhex jiray diamond Cagaaran oo iftimayay oo wan Ka so Fujiyay

Riyada luulka cagaaran anoo dhagax kasoo fujinaya
Riyada luulka cagaaran anoo dhagax kasoo fujinaya

Fasirka:

Riyada macne badan ayay xambaarsan tahay, waxay tilmaamaysaa isbadal iyo safar iyo hanti, luulka wuxuu astaan u yahay awood iyo magac iyo maal badan iyo faa’ido aan lasoo koobi karin guud ahaan riyada waa riyo fiican

 

Riyo dahab la iga xadayo

إذا رأى الشخص أنه يجمع اللؤلؤ من البحر فهذا يدل على مال كثير سوف يحصل عليه قريباً.
ثم رؤية جمع اللؤلؤ ذات المظهر النقي من البحر في الحلم يدل على السفر والترحال وتغيير حياته للأفضل.
اللؤلؤ في البحر بشكل عام يدل عل الربح والمكسب.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More