Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka

Waxaan shaki ku jirin sirdoonka reer galbeedka in dagaal culus kula jiraan dadka muslimiinta ku nool dunida oo dhan.
waxay fuliyaan qaraxyada ka dhaco adduunka si ay uga dhigaan diinta islaamka inay tahay diin xun oo rabta inay caalamka burburiso iyo inaysan ahayn diin caalamka wanaag u keeni karto.
maxaayeelay waxay ogaadeen diintan inay xaq tahay qof kaste caqli nadiif ah leh inuu ku qancayo.

Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka
Sirdoonka reer galbeedka iyo qaraxyada caalamka

marka qaraxyada laga fuliyo adduunka badankooda waxaa ka dambeeya sirdoonka reer galbeed iyagoo adeegsanaya dad isku sheegaya inay diin wadaan.
waliba waxaa jira dawlado iyo madax iyaga u shaqeeya intaas oo dhan waxaa la rabaa in la sugo in islaamka uu yahay diin aan la qaadan karin.

kooxaha isku sheega inay diinta islaamka u dagaalamayaan iyagaa sameeyay waxaas oo dhan waa diyaarintooda xitaa wadaada qaar iyaga ayay u shaqeeyaan dowladaha carabta ayaa buundo u ah arrimahaas.

dowlado badan ayaa iska dhiga inay yihiin dowlado islaam ku dhaqmo oo ka xun yahuud wadan kaste muslin ah ayay ku faafiyaan dil iyo qarax.

soomaali tusaale ahaan sidan dadka u galay waa sirdoonka reer galbeedka oo usoo adeegsaday dowlado isku sheega inay diinta islaamka faafinayaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More