8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto

Eight things are harmful to man's fertility

Siddeed Shay oo raganimada aad ku seegi kartid

Raganimada ma aha wax sahlan, waa wax qaali ah, raganimada

waxaa laga wadaa hadda awoodda galmada ama qancinta naagtaada aad ku qancin karto raaxada sariirta.

8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karo
8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karo

Dhakhaatiirta waxay sheegeen siddeed waxyaalood oo ay dadka qaar sameeyaan ama ay caado u tahay waxay burburiyaan ninnimada ama raganimada, waa sida soo socta:

1- Dhafarta ama seexasho la’aanta, ninka marka uu dhafrayo mar kaste wuxuu waynayaa awoodda maskaxda waxaana ka yaraanaya kacsiga ama dareenka baahida galmada, waxaa ka lumaya biyahiisa tayada ay leeyihiin, naagta sida la rabo uma qancin karo.
2- Sigaarka, wuxuu ka mid yahay sigaarka waxyaalaha aadka halis u ah oo yareeya xididaha jidadkooda wuxuu saameeyaa kicidda guska ninka, sidoo kale biyaha raga ayuu ku abuuraa waxyaalo qaab daran ninka biyahiisa ma noqdaan kuwo nadiif ah oo ujeedda dhalmada gudan karo.
3- Qaxwada: sidoo kale qaxwada waxay mid tahay waxyaalaha lidka ku ah raaxada iyo awoodda, qofka waxaa laga rabaa inuu yareeyo cabitaanka qaxwada, waxaa fiican booska qaxwada inuu galiyo sanjabiil, maxaayeelay wuxuu furaa xididaha dhiigga qaado oo geeyo xubnaha taranka.
4- Laptop: wuxuu daciifiyaa awoodda manida, wuxuu ka dhigayaa kuwo qaab daran, maxaayeelay laabtoobka marka aad dhabta saaranayso kuleyl daran ayuu u keena xaniinyaha, waa meesha manida ka samaysanto marka ninka waxaa laga rabaa labtopka inuusan dhabta saaranin.
5- siigada, waxay ka mid tahay waxyaalaha ugu daran dhalinyarada ka raabo raaxada macaanka saxa ah, maxaayeelay markuu qofka siigada u barto galmo dhab oo macaan badan xitaa mala sameyn karo xaaskiisa, biyaha degdeg ayay uga yimaadaan.
6- si xad-dhaaf inuu qofka galmo u sameeyo, taas iyadana waxay keenaysaa ninka inuu naftiisa tahluko ku rido, wax kaste waxay ku fiican yihiin qofka inuu dhexdhexaysto, marka ma fiican inuu iska badiyo galmada, dhibka laga dhaxlo galmada badan ma yara.
7- Mobile inuu jeebkiisa galiyo,waxaa la sheegay taleefanada gacanta waxay soo daayaan ishcaac aad u badan marka ninka markuu jeebkiisa galiyo wuxuu saameynayaa xaniinyaha qofka illeen taleefanka marka jeebka la galiyo wuxuu ishacaac ku furayaa xubnaha taranka oo ay ka mid yihiin qooraha oo ah meesha manida soo marto.
8- cuntada degdegga waxa loo yaqaano, cuntadaas waxaa laga wadaa cuntooyinka casriga ah oo dhaqsi qofka u cayiliaya , ninka markuu cuno cuntadaas wuxuu keenayaa calool wuxuu noqonayaa qof buuran, marka awoodda galmada ayaa yaraanayso, sidaas awgeed waxaa la rabaa inuu iska ilaaliyo cuntada baruurta u keenayso.
dad badan ayaan ogeyn waxyaalahan inay saamaynayaan raganimada ninka, marka waxaa habboon inaad iska ilaaliso.

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

 

صفة المرأة السوء نعوذ بالله تعالى منها
في حكمة داود عليه السلام: «أن المرأة السوء مثل شرك الصياد لا ينجو منها إلا من رضي الله تعالى عنه» .
وقيل: المرأة السوء غل يلقيه الله تعالى في عنق من يشاء من عباده.
وقيل لأعرابي كان ذا تجربة للنساء، صف لنا شر النساء فقال: شرهن النحيفة الجسم القليلة اللحم المحياض الممراض المصفرة الميشومة العسرة المبشومة السلطة البطرة النفرة السريعة الوثبة، كأنها لسان حربة تضحك من غير عجب وتبكي من غير سبب وتدعو على زوجها بالحرب، أنف في السماء وإست في الماء، عرقوبها حديد، منتفخة الوريد كلامها وعيد، وصوتها شديد، وتدفن الحسنات وتفشي السيئات، تعين الزمان على بعلها، ولا تعين بعلها على الزمان، ليس في قلبها عليه رأفة ولا عليها منه مخافة، إن دخل خرجت وإن خرج دخلت، وإن ضحك بكت، وإن بكى ضحكت، كثيرة الدعاء، قليلة الإرعاء تأكل لمّا وتوسع ذما، ضيقة الباع مهتوكة القناع، صبيها مهزول وبيتها مزبول، إذا حدثت تشير بالأصابع وتبكي في المجامع، بادية من حجابها، نباحة عند بابها، تبكي وهي ظالمة، وتشهد وهي غائبة قد دلّي لسانها بالزور وسال دمعها بالفجور، ابتلاها الله بالويل والثبور وعظائم الأمور. ويقال: إن المرأة إذا كانت مبغضة لزوجها فإن علامة ذلك أن تكون عند قربها منه مرتدة الطرف عنه كأنها تنظر إلى إنسان غيره من ورائه، وإن كانت محبة له لا تقلع عن النظر إليه.
قال بعضهم:
لقد كنت محتاجا إلى موت زوجتي … ولكن قرين السوء يلقى معمّر
فيا ليتها صارت إلى القبر عاجلا … وعذّبها فيه نكير ومنكر
وقال زيد بن عمير:
أعاتبها حتى إذا قلت أقلعت «1» … أبى الله إلا خزيها فتعود «2»
فإن طمثت قادت وإن طهرت زنت … فهاتيك تزني دائما وتقود
وقال داود عليه الصلاة والسلام: المرأة السوء على بعلها كالحمل الثقيل على الشيخ الكبير، والمرأة الصالحة كالتاج المرصع بالذهب كلما رآها قرت عينه برؤيتها والله أعلم

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More