Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN WAAD NOO ADEEGTAN SI XUSHMAD LEH KOR ILAAHAY HA IDIIN QAADO ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SARIIRTAYDA JIIFA BACDA DUHUR AYAAN WAXAAN KU RIYOODAY MAS WAYN OO CAGAAR AH ( GREEN) OO QOLKAYGA ALBAABKA DHINICIISA KASOO BAXAYA AAD BUU U QURUX BADNAA KAMAAN CABSAN WAX DAGAL AHNA KAMAY MUUQAN AMA WAX DHIBA ANA UMA ARAG DHIBA

KABACDI MID KALOO CIIDA U EG OO WAYN AYAAN SARIIRTAYDA HOOSTEEDA ISAGOO MARAYA ARKAY WAXAANA SARIIRTA AGTEEDA FADHIYAY LABA WIIL OO YARYAR OO JAAR NAHAY
WAXAAN KU IDHI MAS ANOO QOSLAYA KII YARANA INTUU KII KALE EEGAY AYUU KU YIDHI MASKAN EEG ISGOON WAX CABSIYIHI KAMUUQAN WAY ARKEEN OO ISKA WADEEN HAWSHOODA
WAXAY U EKAYEEN KUWO CARBIS AH AMA
GURIGA ISKAGAGA NOOL OO DHIBAATO LAHAYN
WAAN ISKAGA FARAXSANAA
ALLAH MAHADLEH

Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay
Riyada maska cagaaran oo guriga soo galay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhagar iy khiyaano iyo cadaawad inay kaaga imaan doonto deriska ama qaraabada, waxaa kaloo lagu fasiraa maska cagaaran inuu yahay nin dhagar badan, riyada waxay u eg tahay inaad xoolo heli doonto laakin dad badan ay xaasid kugu noqonayaan waana dad halis ah sidoo kale maska ciida u eg isagana waa cadow kale marka riyada waa digniin.

 

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

 

Dreams indicate deceit and enmity will come from your neighbors or relatives, it is also interpreted as a deceitful man, the dream looks like you will get wealth but many people will be jealous of you and they are dangerous people also the mask looks like sand and he is another enemy when the dream is a warning.

 

Riyada Maska guud ahaan

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More