Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

Su’aasha:

Asc daruur waxan ku riyooday anoo la i leeyahay uur baad leedahay weliba kan lagu baaro aan ka arkayo 2dii calamadood ee uurka lagu yaqinay kadib aan aad u ooynayo oo dhaho uur ma rabo mardhaw bey ilmo iga soo halabeen.

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo
Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto mashaakil iyo rafaad guud ahaan, dhibka aad dhibsanayso uurka iyo oohinta aad ooynayso ayaa astaan u ah, in arrimo aadan ka heli doonin aad ku dhaqaaqi doonto, iska ilaali wixii dhib kuu keeni karo kana fogow meelaha mashaakilka aad kala kulmi karto, riyada waxay  u eg tahay in arrin lagaaga digayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More