Riyada Elon Musk talo i siiyay oo marka aan faaiday

Su’aasha:

asc sxbyaal karaamo io sharaf korkiina.

“Riyada wxee kabilabatay anigoo elon musk lajooga oo aan dhahayo businesskeega wuu socon la yahay asna hal daqiiqo in kayar uu businesskeega ku indho indheena kadibna waxas kaqaldn uu dhaha islamarkaasba faaidaa iibilaabatay intaan xasuusto 100k dllar kor udhaafeysa helay wan umahadceliyay oo kasoo tagay hadana isla riyadi waxyar kadib lkn isku waqt ma ahan may be 2 ama 1sac udhaxesay waxaan arkay aniga io 2kale ila dhashen oo tuugo naqabaneesa tuugada anigee madaxa bistolada iga sarayan islmarkiina nin askari meesha fadhiyay nimanka toganayo oo dhulkee kudhacayan sidaas kubadbaada mida kale ninka madaxa pistolka iga saaray riyada dhexdeed qoyskeega dhan wee yaqann oo nin hebloow waye e dhahayeen maxee noqon kartaa
FG: elon musk intaan jiifan videoskiisa daawanayay sidoo kale meel kalena wan kafikirayay

Riyada Elon Musk talo i siiyay oo marka aan faaiday
Riyada Elon Musk talo i siiyay oo marka aan faaiday

Jawaabta:

Riyada  Elon Musk waxay u eg tahay inay tahay riyo naftaada ay ku sheekaysanaysay maskaxada ayay kaaga jirtay markaad wax ka daawatay, teeda kale waxaa maalmahan baraha bulshada lagu faafinayay talo asoo usoo jeedinaya sida loo shaqaysto ama lacag lagu helo, haddii ay fasiranto waxay fasirmaysaa wax fiican magac iyo awood ama lacag.

Riyada kale  waxay tilmaamaysaa dad inaad la doodi doonto ama dagaal idin dhex mari doono, guud ahaan waa rabsho iyo qalalaaso, marka iska jir dadka aad la saaxiibayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More