Riyada walaashay oo barkad saxaro ku jirto ku dhacday

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka Allah macak

Waxaan ku riyooday walaashay oo bahkale ah oo intay qori aad u wayn soo qaadatay ayay barkad buuxda oo biyo iyo qashin saxaro kabuuxdo ku riday kabacdi qorigii ayay ku dul istaagtay way quustay oo biyii ayaa liqay waysoo tuftay barkadii oo iyadoo wada xaar ah ayaan intaanay markale quusin gacanta u fidiyoon kasoosaaray iyadoo wada xaar ah
Anigana gacantan kusoo qabtay ayaa xaarkii iga maray
Hase ahaatee muu ur muu lahayn
Xaarkuna ur muu lahayn
Allah mahadleh.

Riyada walaashay oo barkad saxaro ku jirto ku dhacday
Riyada walaashay oo barkad saxaro ku jirto ku dhacday

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa hanti badan waliba si fudud lagu helayo sida dhaxal ama deeq, saxarada badan oo barkadda biyaha ka buuxda waa maal badan aan lasoo koobi karin, guud ahaan saxarada markan oo kale dhereg ayay astaan u tahay siiba marka aysan ur lahayn, riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah, gabadha iyo adigaba way idinku wada furmaysaa riyada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More