Riyada gabar iyo ninkeeda oo hadiyad loo keenay

Su’aasha:

Asc bahada daruuro waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga oo sariir waxaan no yimid 2 nin oo saaxiibadii oo marhore ugu dan baysay mid ani waan garanayay midka kalana isaga garanayay wayna isa salaameen iyagoo idku bururay wayna noo keeneen hadiyayad ani kabo dumar aad u qurxan isagana macawis waxana lahaa ani kabahan waligay ma arin saan u qurxan oo aadban ugu farxay wll maxay moqon kartàaa isoo gasir

Riyada gabar iyo ninkeeda oo hadiyad loo keenay
Riyada gabar iyo ninkeeda oo hadiyad loo keenay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in gurigiina farxad ay imaan doonto jacaylka idin ka dhexeeya adiga iyo ninkaagana wuu sii kordhi doonaa farxad iyo barwaaqo ayaad ku noolaanaysaan inshaa Allaah, riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah.

Hadiyada dharka waa khayr guriga ka ilaalinaya xumaan iyo kalatag waa jacayl iyo asturaad.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More