Riyada Suuratu Alkahf iyo dad iyo dabaq la saaran yahay

Su’aasha:

ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday surada Al kahfi ciwankeeda oo meel Ku qoran iyo sheikh cabdirashiid shiiq Ali suufi kadibna waan toosay ina aan la gaarin salaada subax Ka hor

(2) waxaan Ku riyooday anigoo u soo socda xaafadayda waxan wada siconey nin aan sxbo ahaan jirnay inta aan guriga iridiisa galin gaari ayaa dhinaceena lagu baakimay lab nin saanaayeen iila ekaayeen tuugo waa ay so dageen mid Ka mid ah ayaa yiri waxaan iibineeynaa dun iyo cirbad ana waxan u arkay iney yihin tuugo marka aan famacnay inan si dhaqsa ah u furno albaabka waa uu yirnaa kadibna anigu waan cararay ninkii aannwada soconey ayay qabteen ayagoo baranaya camal laba non oon Farid nahay Ayan arkey waxan Ku iri ninkaas tuuga hada heesata oo baranaysa matkas Ayan Ku iri waxay Iska dhigayen kuwo fun iibinaaya kii aan u shegaayay ayaa dun iyo cirbad Ku arkay dun cagaar ama baluug ah iyo for bad kadibna wacan arkey kii aan wada soconey oo tugadii Sii daayeen hadana waxaan arkay sar dabaq ah oo Ku taagan ulal shub ah hoosena Ka furah yacni hawa ahaan anagoo hoosetada joogno.

Riyada Suuratu Alkahf iyo dad iyo dabaq la saaran yahay
Riyada Suuratu Alkahf iyo dad iyo dabaq la saaran yahay

Jawaabta:

1- Riyada suuratu alkahf qaab kaste ha ahaatee adoo akhrinaya ama dhegeysanaya ama meel ay ku qoran tahay arkaya waxay tilmaamaysaa qofka inuu ka bixi doono murugta iyo dhibka haysta oo farxad iyo wanaag uu heli doono sidoo kale inuu noqon doono qof toosan.

2- Riyada labaad waxay noqon kartaa in lagaaga digayo bulshada aad ku nooshahay oo inaad taxdar qabto, inay dhici karto qaabab badan qofka lagu siri karo, marka ma aha inaad dad kaste meesha kula joogo inaad ku kalsoonaato,

3- dabaqa aad saaran tahay waxaa lagu fasiri karaa badbaado oo mucjiso ah arin si yaab leh inaad kaga badbaadayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More