Riyada nin ganacsi raadinayo

Riyada nin ganacsi raadinayo

Riyada:

Waxan Ku riyoday nin an hada ka hor kulanay oo ii diray Inan dukan faiido fican laha helo Inan u so raadiyo oo sadax milyan iyo bar u donayo inu Ku ibsado ila afarmalyan lacagta dalka an jogo aniga iyo asaga I wada jogna dukan magaalo dabaqyo dhaadheer iyo asagoo wata baakoor u Ku Xarakonayo , iyo kuwo kale o ayagana oo an ka Celinyao inay dukan mel xun ka furan dukan DabaQkor loo korayo ano dhahayo meshan waa meel Luq ah oo Korlofulayo DAbaq iyo ayago dhahayan waxan ka firayna maqayad ana wan Isaga tagay

Riyada nin ganacsi raadinayo
Riyada nin ganacsi raadinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad badan inay kula soo xiriiri doonaan iyagoo kaa wareysanaya arrin ku saabsan ganacsi oo aad la shaqayn doonto ama aad fikrad ku darsan doonto guud ahaan wixii dhib kuu keenaya iska ilaali, ishaa Allaah waa khayr,

 

يشير الحلم إلى أن العديد من الأشخاص سيتصلون بك من خلال إجراء مقابلة معك

حول مسألة عمل ستعمل معها أو تساهم بفكرة فيها بشكل عام.

Riyada Gadashada Daah cusub

You might also like
Leave A Reply