Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Riyada:

Asc bahda daruuro waxaa ku riyooday xalay gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta ani dabaq saarnaa iyadane guri iga hooseeyo ay jiftay

Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta
Riyada gabar habaryartey dhashay oo cunug yar ag  jiifta

Fasirka:

Riyada waxaa laga fahmayaa gabadhaas iyo adiga inaad isku nolol aad tihiin waxyaalo badan aad wadaagi doontaan, wax badanna uu dinka dhexeyn doono laakin adiga aad ka horrayn doonto ama aad noqon doontio qof ka badisa iyada, waxaa laga yabaa caruur ama lacag ama magac inay yihiin waxa aad kaga sarreyn  doonto, guud ahaan riyada waa riyo caadi ah oo noloshiina tilmaamayso.

 

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More