Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay

Su’aasha:

Asc, waxaa had iyo jeer igu soo noqnoqota riyo gabadh aan si toos ah isu naqaano oo aan heblaayo u garanaayo. Gabadhaa mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila joogta, mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila hadlaysa, mar waxaan ku riyoodaa anigoo u galmoonaaya, marna waxaan ku riyoodaa anigoo taataabanaaya. Riyadani waa riyo mar walba aan ku riyoodo oo igu soo laabata. Gabadhani waa gabadh aanu magaalada ku wada nool nahay oo aan heblaayo u garanaayo isla markaana social mediaha ka caan ah. bal ii soo fasira riyadaas.

Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay
Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay

Jawaabta:

Riyada sida laga fahmayo waa gabar qalbiga aad ku hayso oo aad ka fikirto mar walba, riyada noocan oo kale way jirtaa qofka wixii uu ku mashquulo waa ku soo noqnoqonayaa, waa riyo fasiraad gaar ah aan la siin karin, riyada noocaan oo kale waa riyada maskaxda ay sawirato.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More