Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa

Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll waxan dhowr habeen ku riyooday sodah day oo nasoo booqatay oo nala joogata waligayna ma arkin meel naga fog dagantahay markaa habeenkii igu danbaysay waxan ku riyooday iyadoo nala joogta iyoda iyo wiilkeeda guriga hortiisa fadhiyaan anina aan guriga waa kal soo baxaya aya waxaa si kafisasa noogu yimif wil ay dhashay oona isna waligay arkiin aad bay ula yaabeen sida uugu yimid waxuuna fhahy kadis baan ifiinka dhigay lkn aad buu u qur xaanaa waxaa kaloo quru aana waligay arkin yeeshay ninkaygii labafoofuba waxay u ekaadeen dad aad u qurux badan oo indhah bili aafanka doo jiidanaya garbahayna isqabsadeen waxaan dhahy labadina aaad baad isugu egtahiin aad abayna islaqoslayeena anina wuu isalaamay

Rida sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa
Rida sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha qoyskiina iay fiicnaan doonto, adiga iyo reerkaaga barwaqo iyo khayr inaad heli doontaan mustaqbalka gurigiinana farxad iyo wanaag inuu yeelan doono.

Waliba ninkaaga si lama filaan ayuu hanti ku helayaa sida riyada laga fahmayo, riyada waa riyo bishaaro ah.

 

Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More