Riyada qof hooyadiisa raashin usoo iibiyay

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo hooyaday muddo arkin u socda oo wada rashiin iyo saliid kuwas oo u soo iibiyay kadib intan guriga gaarin waxaa wadada ii istaagay ciidan kuwas oo lacag laaluush ii weydiina kadib hooyo imaaday meesha oo la hadlaysa askarta.

Riyada qof hooyadiisa raashin usoo iibiyay
Riyada qof hooyadiisa raashin usoo iibiyay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa in dad aysan kula rabin hooyadaada inaad wax siiso ama aad wax u qabato, laakin  inshaa Allaah taas kuma guulaysan doonaan dadkaas, askartaas laaluushka ku weydiinaya waxay ka dhigan yihiin dadka raba inay kaa hor istaagaan xiriirinta hooyadaada iyo wax siinteeda.

Riyada waxay u eg tahay digniin lagaaga digayo dadka qaarkii oo aan kula rabin wanaag iyo khayr iyo waalid jacayl.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More