Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso

Su’aasha:

Asc Daruur.com, hooyaday ayaa kuriyootay riyo dhawr jeer kusoo laalaabatay riyadaasina waxay tahay: socod ayay galaysaa muddo markay socoto ee aanay gaadhin meeshii ay usocotay ayay cadceeddu ka dhacaysaa! Maba gaadhayso meeshay usocotay cadceedda lee kadhacayso marwalba ,riyadaa fasirkeeda ayaan kaa rabaa wll.

Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso
Riyada socodka dheer iyadoon danta la gaarin oo qoraxda dhacayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay ka fikirayso arrin muhiim ah oo ay rabto inay ka salgaarto laakin way ku adkaanaysaa arrintaas waqtiga ayaa ka dhamaanayo iyadoon arrintaas gaarin, waxaa laga rabaa inay Alle u dhowaato oo ay baryido si amuuraheeda ay u hagaagaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More