Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda

Su’aasha:

Asc sxb seetahay wanku salaama waxaan ku riyooday xaley iyadoo nin aabahay saxib la ah aan la socdo aniga iyo ninkana aan ku dul socono alwaaxyo iyo waxyaabo laysku kab kabay anigana aan aad ugu baqayo inaan ku sii socdo ninkuna ileeyahay saas yeel saas sameey ugu dambeyntii meeshii ayaan ka soo dhacay waana soo naxay markaas maxaa lagu fasiri karaa riyadaas.

Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda
Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda

Jawaabta:

Riyada waxay kagaa digaysaa dadka qaar inaad warkooda qaadato taas waxay kuu keenaysaa inaad dhib gasho ama aad meel xun ku dhacdo, riyada waa digniin lagaaga digayo inaad ku dhaqaaqdo waxyaalo ama go’aanno aan kuu fiicnayn.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More