Riyada aadan ordi karin adoo lagu daba socdo

Su’aasha:

Bahda webka Daruur waad ku mahadsan tihin sida aan noogu adeegaysan aad ban uga helay webkan qimaha badan, runtii webka dad badan ayaa u bahan

su’aal ayan qabaa oo ah  riyada  qof kusoo racdaysanaya oo aadan ordi karin maxaa lagu fasiri karaa dadka dhan way kaa ordayaa kaligaaga ayaa soo haraya.

Riyada aadan ordi karin adoo lagu daba socdo
Riyada aadan ordi karin adoo lagu daba socdo

Jawaabta:

Riyada noocaan ah waa dhadhab waa riyo shaydaan aan macne lahayn, inta badan dadka oo dhan way arkaan, qofka soo meel kasoo dhacaayo ayaa la mid ama cabsi ku dhex jira waa waa riyo argagax, qofka markuu arko waxaa laga rabaa inuu Alle ka magan galo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More