Waxaan Ku riyooday lug Gaari oo aad u wayn

Su’aasha:

Asc _ waxaan Ku riyooday nin wada Gaari wayn ee kuwa construction Ka gaariga lugta buu kor u qaadanayay si aysan biro mesha suran u mudin balsa waxu isku dayay Inuu moodo laakiin lugtii but Ka mida biro mesha surnaa ayaa muday kuwa birihina waa ay jajabeen balsa gariga lugtida ma aariyo bixin oo lugta waa waynayd garigina waa u Ka baxay.

Waxaan Ku riyooday lug Gaari oo aad u wayn
Waxaan Ku riyooday lug Gaari oo aad u wayn

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka gudbi doonto arrin laga yaabayay inay ku reebto, lugtaas oo weyn waxay astaan u tahay ka gudbitaanka aad ka gudbayso waxa laga yaabo inuu arrin kaa reebo, guud ahaan riyada waa riyo fiican, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa in ay dad jiraan oo khiyaano samaynaya si ay u halleeyaan arrimahaaga. Waxaa kaloo jirto gaari markaad aragto guud ahaan wuxuu tilmaamaa badbaado

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More