Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo haben hore waxan ku riyooday anigo joga meel bada agteda la modo waxa so maray nabi muuse oo xiran dhar wa weyn ushiisa ayuuna watay dhulka ayu ku jiday inyar xariiq aye ku samesay waan daba raacay waxa galnay meel biyo ine ku jiran aad moodo hadane geedaha geesaha ku yaal cagaarkoda aya ka dhex muuqdo goob dalxiis cml intas kidib waxa arkay nabi ciise aad modo inu jifo oo xiran qamiis cad nabi muuse wuxu ka tagan yahay dhanka bidix ane dhanka kale nabi ciise aya xageya usoo jeediyay wijigiisa markas ayu labada gacmood kala fidiyay waxa kaso baxay nuur aad modo wax bulug ine ku laranyihin ane wijigeya u jediyay iftiinkas ano isku aadinayo dhanka uu ubadan yahay. Intas ku dhamatay
F:g nabiyada ma isku shabihi kara sheydaanka.

Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)
Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)

Jawaabta:

Riyada nabi Muuse (CS) waxay tilmaamaysaa in laga guulaysanayo cadowga oona la jabin doono sidoo kale nabi Ciise aragtidiisa iyadana waa riyo fiican oo khayr weyn xambaarsan.
Riyada waxaa kaloo ay tilmaami kartaa aakhir samaanka inuu soo dhowaaday waqtigii dajaal soo muuqan lahaa oo lala dagaallami lahaa yahuudana la dhamayn lahaa, muslimiinta inay guul heli doonaan oo laga adkaan doono dajaal iyo shayaadiinta, riyada guud ahaan waa riyo aad u fiican bishaaro ayay u tahay dadka musulimiinta.

 

Riyo nabi Muxammad (SCW) oo nin mushrik dhulka ku dhufanaya

 

إن حلم النبي موسى (ص) يدل على أن العدو سيهزم وكذلك رؤيا النبي عيسى وهو حلم جيد يحمل خيرا عظيما.

يمكن أن يشير الحلم أيضا إلى أن الوقت قد حان لظهور الدجال ومحاربة اليهود ، والانتصار عليهم.

المسلمون سينجحون وسيهزمون  الدجال  والشياطين،

الحلم عموما جيد جدا وأخبار سارة للمسلمين.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More