Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta

Su’aasha:

Asc wllo fasirka riyada anoo gacanta faraha wax iga jeexeen ku riiyoday oo ay dilaacday laakin dhawac wayn ma aysan aheyn.

Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta
Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysa mashaakil inay kulasoo gudboonaanayaan siiba dadka qaarabaada la xiriira, marka faraha waxaa lagu fasiraa kuwa caawiya qofka sida walaalka walaasha iyo qaraabada kale, marka faraha wixii lasoo gudboonaado oo dhaawac ah wuxuu u noqonayaa dadkaas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More