Riyada rag madaxa budhadh igaga dhufanaya

Su’aasha:

Asc bahda daruuro gabar ayaa ku riyootay dad budhadh wata oo ku ku leh keen furayaasha heblaa kasoo qaado na tidhiye heblaaduna waa naagta lala qabo wayna diiday markaa madaxay ka dileen maxay noqoni riyadaasi

Riyada rag madaxa budhadh igaga dhufanaya
Riyada rag madaxa budhadh igaga dhufanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajihi doonaan mashaakil xiriir la leh naagta lagula qabo, raga ku gaaraacaya furaha keen ku leh waa dad sir kaa ogaan raba oo kugu qasbaya inaad u sheegto arrin sir ah, marka riyada waa digniin iska ilaali mushkilooyinka meelaha ay kaaga imaan karaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More