Riyada qof la leeyahay qalin dahabi ayaa nabiga (SCW) kuu soo dhiibay

Su’aasha:

Asc. Walaal waxan ku riyoday aniga oo warqad cad heysta gabar yar ayaa ii imanesa waxey isiney qalin dahabi ah waxey i dhahaysaa nabiga ayaa kuu soo dhiibay ee ku sali scw.

Riyada qof la leeyahay qalin dahabi ayaa nabiga (SCW) kuu soo dhiibay
Riyada qof la leeyahay qalin dahabi ayaa nabiga (SCW) kuu soo dhiibay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof Ilaahay aad ugu dhow oo khayr badan heli doonto sidoo kale Ilaahay wuxuu ku siin doonaa basiira aad ku kala saarto xaqa iyo baadilka sidoo kale khayrka iyo sharta, qalinka la leeyahay nabi Muaxammad (SCW) ayaa kuusoo diray waa diin iyo khayr badan Ilaahay ku siin doono, qalinka wuxuu kaloo tilmaamaa in Ilaahay awood ku siin doono iyo xigmada aad ku maamusho dadka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More